|
Islamic LinksSuugaan LinksWararkaAudio |
Maxaa u dawo ah ka kaaftoomida arimaha tahriibka? WQ:Cabdi Xuseen Ugaas dhacdadaasi ayaa dhacday kadib markii dadka muhaajiriinta ah lugu amray in ay iska bixiyaan lacag dhan ilaa 1500$ arintaasina waxaa isku qilaafay muqalskii waday dadka muhaajiriinta ah askarta ayaa ka dhiidhiday in aysan sinaba uga qafiifinayn lacagtaasi dadka ku soo xadgudbay xuduudka wadanka oo aysan wax sharci ah u haysan soo galitaankiisa. kadib markii lacagta ay bixiyeen ayaa halkaas waxaas waxaa ka dhacay murar iyo is maan dhaaf u dhexeeya muqalaska suudaaniga ah iyo dadka muhaajiriinta ah dhalinyaro nalasoo xariirtay ayaa noo sheegay in ninka iyo ciidanka qabtay dadka ay isla ogaayeen taasina waxay kaliftay in halkaas ka dhaco dagaal aan sidaas usii adkayn maahan dhacdadaani middii ugu horaysay laakiin dhacdo tan la mid ah ayaa ka dhacday todobaadkii tagay inta u dhaxayso sudan iyo jaad halkaas oo nin soomaali ah lugu dilay mid kalana lugu dhaawacay isku soo wada duube dhibaatada haysata soomaalida ayaa noqotay mid meel kasta laga dawarinaayo ...... WQ:Cabdi Xuseen Ugaas. |
Qudhaanjo dad cun ahkhaladkii ugu waynaa ee cadaaladaBenazir bhutto oo la dilaywaraysi: actorka shahrukhanJilaaga india shahrukhan: aabahay waxa uu akhrisan jiray kitaabka quraanka aniga sidaas ayuu igu bar-baariyay sii akhrihargeysa, somalilandKALLUUN DABATOKalluunku waa nafley dhiiq-qabow oo jaadad badan ah oo biyaha ku dhexnool; wuxuu lee yahay laf-dhabar iyo xubin la yiraahdo qoonbiyaal ama waaf oo uu ka neefsado iyo dhego yaryar. Qaar waa yaryar oo waa kalluunka dhabta ah sida tarraaqad iyo tebadiin, qaarna waa waaweyn sida libaax-badeedka iyo kuwo kale sida neberi iyo geelmaanyo.. sii akhriXoolaha iyo dhaqaalahawadanka Somaliland dhaqaalaha ugu badan ee uu ku tiirsan yahay waa xoolaha nool: noocyada xoolaha waxaa ka mida Geela, Loda, Adhiga, Iwm, waxa loogu jecel yahay Geela oo isagu ah kan ugu adkaysiga badan uguna manaafacaadka badan Sii akhriMaxaa saamayn ku yeesha caafimaakda qofka?Caafimaadka bulshada guud ahaan iyo gaar ahaan ayaa si wayn waxa uu ugu xidhan yahay habdhaqanka qofka shaqsiga ah, taasoo qofku ku noolaado caafimaad qab hadii habnololeedkiisu wanaagsan yahay ama uu xumaado hadii habnololeedkiisu xun yahay... Akhrifanaanad Nimco yaasiin caraale:Fanaanada nimco yaasiin caraale oo noqotay Burcad jaamac xirsi: sii akhridhirta iyo manaafacaadsigeedaDhirtu waxay inoo leedahay manaafacaad faro badan, haday ahaan lahayd xaga nolosha oo aynu quudano iyo xaga dhaqaalaha oo aynu ka ganacsano. sii akhriBaafin: shugri axmed xirsiXaliimo Axmed Husein Sheeko: nimaad dhashay kuma dhalin!Bil iyo badh ayaa ka soo wareegtay geeridii Idiris xaaskiisa, wuxuuna galabtaa dhex fadhiyay daarada gurigiisa: Aabo war-moogey, markaan ku arkaba hooyadaa ayaa qalbigayga ku maaxaysa. sii akhri |
|