![]() ![]() ![]()
|
Islamic LinksSuugaan LinksWararkaAudio |
Falaqaynta xaalada soomaaliya,Fadlan ka qayb qaado, falaqaynta xaalada somalia, oo bogan ku soo bixi doona, adiga oo soo qoraya wixii xog ah ee aad ka haysid arimaha soomaliya ka taagan, Shabakada wardoon.tripod.com, waxay akhristayaasha isticmaala shabkada Internetka ugu bushaaraynaysaa in ay halkan ku soo bixi doonaan qoraalo looga hadlayo arimaha soomaaliya, hadaba adigu si aad uga qayb-qaadatid qoraaladan noo soo dir wixii aad haysid adiga oo noogu soo hagaajinaya Emailkayaga oo ah, wali335@gmail.com, Mahadsanid. |
Qudhaanjo dad cun ah![]() khaladkii ugu waynaa ee cadaalada![]() Benazir bhutto oo la dilay![]() Karim in Swedan![]() waraysi: actorka shahrukhan![]() hargeysa, somaliland![]() KALLUUN DABATOKalluunku waa nafley dhiiq-qabow oo jaadad badan ah oo biyaha ku dhexnool; wuxuu lee yahay laf-dhabar iyo xubin la yiraahdo qoonbiyaal ama waaf oo uu ka neefsado iyo dhego yaryar. Qaar waa yaryar oo waa kalluunka dhabta ah sida tarraaqad iyo tebadiin, qaarna waa waaweyn sida libaax-badeedka iyo kuwo kale sida neberi iyo geelmaanyo.. sii akhriXoolaha iyo dhaqaalahawadanka Somaliland dhaqaalaha ugu badan ee uu ku tiirsan yahay waa xoolaha nool: noocyada xoolaha waxaa ka mida Geela, Loda, Adhiga, Iwm, waxa loogu jecel yahay Geela oo isagu ah kan ugu adkaysiga badan uguna manaafacaadka badan Sii akhriMaxaa saamayn ku yeesha caafimaakda qofka?Caafimaadka bulshada guud ahaan iyo gaar ahaan ayaa si wayn waxa uu ugu xidhan yahay habdhaqanka qofka shaqsiga ah, taasoo qofku ku noolaado caafimaad qab hadii habnololeedkiisu wanaagsan yahay ama uu xumaado hadii habnololeedkiisu xun yahay... Akhrifanaanad Nimco yaasiin caraale:![]() dhirta iyo manaafacaadsigeedaDhirtu waxay inoo leedahay manaafacaad faro badan, haday ahaan lahayd xaga nolosha oo aynu quudano iyo xaga dhaqaalaha oo aynu ka ganacsano. sii akhriBaafin: shugri axmed xirsi![]() Xaliimo Axmed Husein Sheeko: nimaad dhashay kuma dhalin!Bil iyo badh ayaa ka soo wareegtay geeridii Idiris xaaskiisa, wuxuuna galabtaa dhex fadhiyay daarada gurigiisa: Aabo war-moogey, markaan ku arkaba hooyadaa ayaa qalbigayga ku maaxaysa. sii akhri |
|