|
Islamic LinksSuugaan LinksWararkaAudio |
qaamuuska kooban ee erayada englishka ah iyo macnahooda.Waa qaamuus (dictionary) yar oo ah ereyo yar yar oo lagu turjumay afka somaliga iyo dhawaaqooda oo sahlan.ka faaiidayso fadlan, wixii talo ah ee ku saabsan qaybtan (qaamuuska) fadlan noogu soo hagaaji emailkan :wali335@gmail.com Waad mahadsan tahay. A
|
Benazir bhutto oo la dilayKarim in Swedanwaraysi: actorka shahrukhanakttarka shahrukhan: aabahay waxa uu akhrisan jiray kitaabka quraanka aniga sidaas ayuu igu bar-baariyay sii akhrihargeysa, somalilandKALLUUN DABATOKalluunku waa nafley dhiiq-qabow oo jaadad badan ah oo biyaha ku dhexnool; wuxuu lee yahay laf-dhabar iyo xubin la yiraahdo qoonbiyaal ama waaf oo uu ka neefsado iyo dhego yaryar. Qaar waa yaryar oo waa kalluunka dhabta ah sida tarraaqad iyo tebadiin, qaarna waa waaweyn sida libaax-badeedka iyo kuwo kale sida neberi iyo geelmaanyo.. sii akhriXoolaha iyo dhaqaalahawadanka Somaliland dhaqaalaha ugu badan ee uu ku tiirsan yahay waa xoolaha nool: noocyada xoolaha waxaa ka mida Geela, Loda, Adhiga, Iwm, waxa loogu jecel yahay Geela oo isagu ah kan ugu adkaysiga badan uguna manaafacaadka badan Sii akhriMaxaa saamayn ku yeesha caafimaakda qofka?Caafimaadka bulshada guud ahaan iyo gaar ahaan ayaa si wayn waxa uu ugu xidhan yahay habdhaqanka qofka shaqsiga ah, taasoo qofku ku noolaado caafimaad qab hadii habnololeedkiisu wanaagsan yahay ama uu xumaado hadii habnololeedkiisu xun yahay... Akhrifanaanad Nimco yaasiin caraale:Fanaanada nimco yaasiin caraale oo noqotay Burcad jaamac xirsi: sii akhridhirta iyo manaafacaadsigeedaDhirtu waxay inoo leedahay manaafacaad faro badan, haday ahaan lahayd xaga nolosha oo aynu quudano iyo xaga dhaqaalaha oo aynu ka ganacsano. sii akhriBaafin: shugri axmed xirsiXaliimo Axmed Husein Sheeko: nimaad dhashay kuma dhalin!Bil iyo badh ayaa ka soo wareegtay geeridii Idiris xaaskiisa, wuxuuna galabtaa dhex fadhiyay daarada gurigiisa: Aabo war-moogey, markaan ku arkaba hooyadaa ayaa qalbigayga ku maaxaysa. sii akhriCiid mubaarik::Kuli caam wa'antum bikhayr. |
|