wardoon.tripod.com

ku soo dhawoow shabakada wardoon.tripod.com

[an error occurred while processing this directive]

xayawaan

calanka somaliland

google soomaali

guryaha maka

qaamuus english

Somalitalk.com

Shunuuf.tripod.com

Aqoonkaal.com

Somalidoctor.com

Somalilandedu.com

Allgedo.com

Batalale.com

Burao-online.com

Awdelnews.com

Baligudle.com

Redsea-online.com

Warqabad.com

Somalinet.com

Somalimedia.com

Wordsom.com

Wariye.com

Somaliweyn.com

Qaranimo.com

Qorahay.com

Islamic Links

Qaandisiya.com

Addacwah.com

Altaqwaa.com

Boqolsoon.com

Quran.com

Suugaan Links

Aftahan.com

Golkhatumo

Doollo.com

Hoyga suugaanta

Wararka

bbcsomali.com

qudus

aljazeera

alarabiya

Jazeera.net

BBCsomali.com

Dayniile.com

Golisnews.com

Sooyaal.com

CNN.com

Skynews.com

Somaliweyn.com

Audio

BBC-Somali 11:00

BBC-Somali 14:00

BBC-Somali 18:00

Radio Hargeisa

Radio Horyaal

Radio Shabeele

Radio Waaberi

Radio Golis

Radio Somaliland

Warya Tv

ninka aduunka ugu buuran oo banaanka u soo baxay

ninka aduunka ugu buuranMarkii ugu horeeysay shan sano ka dib ayuu ninka ugu cayilan aduunka ee u dhashay dalka Maxico u soo baxay banaanka si uu helo diirnaan dhanka qoraxda.

Manuel Uribe ayaa la sheegay in culeyskisa yahay 560- Kgm ayaa markii uu soo baxay waxaa si weyn u soo dhaweeyay dariskiisa oo si weyn u xiiseynayay iyadoo ay la socden koox Music u garaacda. Uribe oo 41-sano jir ah ayaan awoodin in uu ka kaco sarirta uu ku jiifo iyadoo sariirta uu saaran yahay ay wadaan lex nin oo aad u xoogan.

"Farxad ayaa i hareeysay markii aan arkay Uribe oo ileyska qoraxda arkay , hadii aan aniga sano badan aan ka soo bixin guriga waan waalan lahaa", sidaa waxaa yiri mid ka mdi ah dadka la dariska ah . Uribe ayaa sanadihii uu soo qaan gaarayay waxa u gaarayay 113-Kgm iyadoo sanadkii 1992-dii uu bilaabay in cayilkiisa uu sii kordho , waxa uuna sanadkii 2002-da noqday in sariirta uu ka soo kici waayo .

Isaga oo saxafiyiinta la hadlayay waxa uu sheeegay in uu ku rajo weyn yahay in isaga kaligii uu isku filnaado cayilkana ka yaraado waxa ayna taqaatiirta leeyihiin sanado badan ayuu u baaha yahay in lalatacaalo.

WQ: Maxamuud Maxamed Yuusuf
Email: xuuto_2005@hotmail.com
Email:wali335@gmail.com.

codee (vote)
waa kuma aamir hussain khan
aamir khan
somaliland national tv: SLNTV.NET
somaliland national tv
Qudhaanjo dad cun ah
ibraahin mahamed hassan
khaladkii ugu waynaa ee cadaalada
james
Benazir bhutto oo la dilay
benazir bhutto oo la dilay
waraysi: actorka shahrukhan
atooraha shahrukhan Jilaaga india shahrukhan: aabahay waxa uu akhrisan jiray kitaabka quraanka aniga sidaas ayuu igu bar-baariyay sii akhri
hargeysa, somaliland
buurta naaso hablood
KALLUUN DABATO
Kalluunku waa nafley dhiiq-qabow oo jaadad badan ah oo biyaha ku dhexnool; wuxuu lee yahay laf-dhabar iyo xubin la yiraahdo qoonbiyaal ama waaf oo uu ka neefsado iyo dhego yaryar. Qaar waa yaryar oo waa kalluunka dhabta ah sida tarraaqad iyo tebadiin, qaarna waa waaweyn sida libaax-badeedka iyo kuwo kale sida neberi iyo geelmaanyo.. sii akhri
Xoolaha iyo dhaqaalaha
wadanka Somaliland dhaqaalaha ugu badan ee uu ku tiirsan yahay waa xoolaha nool: noocyada xoolaha waxaa ka mida Geela, Loda, Adhiga, Iwm, waxa loogu jecel yahay Geela oo isagu ah kan ugu adkaysiga badan uguna manaafacaadka badan Sii akhri
Maxaa saamayn ku yeesha caafimaakda qofka?
Caafimaadka bulshada guud ahaan iyo gaar ahaan ayaa si wayn waxa uu ugu xidhan yahay habdhaqanka qofka shaqsiga ah, taasoo qofku ku noolaado caafimaad qab hadii habnololeedkiisu wanaagsan yahay ama uu xumaado hadii habnololeedkiisu xun yahay... Akhri

fanaanad Nimco yaasiin caraale:
nicmo yaasiin caraale Fanaanada nimco yaasiin caraale oo noqotay Burcad jaamac xirsi: sii akhri
dhirta iyo manaafacaadsigeeda
Dhirtu waxay inoo leedahay manaafacaad faro badan, haday ahaan lahayd xaga nolosha oo aynu quudano iyo xaga dhaqaalaha oo aynu ka ganacsano. sii akhri
Baafin: shugri axmed xirsi
xaliimo axmed xuseen: baafin
Xaliimo Axmed Husein
Sheeko: nimaad dhashay kuma dhalin!
Bil iyo badh ayaa ka soo wareegtay geeridii Idiris xaaskiisa, wuxuuna galabtaa dhex fadhiyay daarada gurigiisa: Aabo war-moogey, markaan ku arkaba hooyadaa ayaa qalbigayga ku maaxaysa. sii akhri
Xuquuqda boggani waa ay xafidan tahay © http://wardoon.tripod.com