|
Islamic LinksSuugaan LinksWararkaAudio |
sheekooyin xiiso badan,Fadlan, qaybtan waxaan ugu talo galnay in ay ku soo baxaan sheekooyinka, kuwa madadaalada ah, kuwo xaqiiqo ah, iyo wixii la mid ah. Fadlan hadii aad adigu tahay qof hayo wax sheeko ah, noogu soo dir emailkan, wali335@gmail.com si aan ugu daabacno halkani, adiga oo soo raacinaya, magacaaga oo saddexan iyo emailkaaga. waad mahadsan tahay Sheeko::Nimaad dhashay kuma dhalin, akhri |
Qudhaanjo dad cun ahkhaladkii ugu waynaa ee cadaaladaBenazir bhutto oo la dilayKarim in Swedanwaraysi: actorka shahrukhanJilaaga india shahrukhan: aabahay waxa uu akhrisan jiray kitaabka quraanka aniga sidaas ayuu igu bar-baariyay sii akhrihargeysa, somalilandKALLUUN DABATOKalluunku waa nafley dhiiq-qabow oo jaadad badan ah oo biyaha ku dhexnool; wuxuu lee yahay laf-dhabar iyo xubin la yiraahdo qoonbiyaal ama waaf oo uu ka neefsado iyo dhego yaryar. Qaar waa yaryar oo waa kalluunka dhabta ah sida tarraaqad iyo tebadiin, qaarna waa waaweyn sida libaax-badeedka iyo kuwo kale sida neberi iyo geelmaanyo.. sii akhriXoolaha iyo dhaqaalahawadanka Somaliland dhaqaalaha ugu badan ee uu ku tiirsan yahay waa xoolaha nool: noocyada xoolaha waxaa ka mida Geela, Loda, Adhiga, Iwm, waxa loogu jecel yahay Geela oo isagu ah kan ugu adkaysiga badan uguna manaafacaadka badan Sii akhriMaxaa saamayn ku yeesha caafimaakda qofka?Caafimaadka bulshada guud ahaan iyo gaar ahaan ayaa si wayn waxa uu ugu xidhan yahay habdhaqanka qofka shaqsiga ah, taasoo qofku ku noolaado caafimaad qab hadii habnololeedkiisu wanaagsan yahay ama uu xumaado hadii habnololeedkiisu xun yahay... Akhrifanaanad Nimco yaasiin caraale:Fanaanada nimco yaasiin caraale oo noqotay Burcad jaamac xirsi: sii akhridhirta iyo manaafacaadsigeedaDhirtu waxay inoo leedahay manaafacaad faro badan, haday ahaan lahayd xaga nolosha oo aynu quudano iyo xaga dhaqaalaha oo aynu ka ganacsano. sii akhriBaafin: shugri axmed xirsiXaliimo Axmed Husein Sheeko: nimaad dhashay kuma dhalin!Bil iyo badh ayaa ka soo wareegtay geeridii Idiris xaaskiisa, wuxuuna galabtaa dhex fadhiyay daarada gurigiisa: Aabo war-moogey, markaan ku arkaba hooyadaa ayaa qalbigayga ku maaxaysa. sii akhri |
|