Make your own free website on Tripod.com
wardoon.tripod.com bismilaahi raxmaani raxiim

Ku soo dhawoow shabakada wardoon.tripod.com

arday quraan dhameeyay
Arday quraan

xayawaan

calanka somaliland

google soomaali

guryaha maka

qaamuus english

Shunuuf.tripod.com

Aqoonkaal.com

Somalidoctor.com

Somalilandedu.com

Allgedo.com

Batalale.com

Burao-online.com

Awdelnews.com

Baligudle.com

Redsea-online.com

Warqabad.com

Somalinet.com

Somalimedia.com

Wordsom.com

Wariye.com

Somaliweyn.com

Qaranimo.com

Qorahay.com

Islamic Links

Qaandisiya.com

Addacwah.com

Altaqwaa.com

Boqolsoon.com

Quran.com

Suugaan Links

Aftahan.com

Golkhatumo

Doollo.com

Hoyga suugaanta

Wararka

bbcsomali.com

qudus

aljazeera

alarabiya

Jazeera.net

BBCsomali.com

Dayniile.com

Golisnews.com

Sooyaal.com

CNN.com

Skynews.com

Somaliweyn.com

Audio

BBC-Somali 11:00

BBC-Somali 14:00

BBC-Somali 18:00

Radio Hargeisa

Radio Horyaal

Radio Shabeele

Radio Waaberi

Radio Golis

Radio Somaliland

Warya Tv

Hadii aad tahriibi rabto akhri sheekadan hoose

HOOYO IGA RAALI NOQO INTII AAN KU JIRI LAHAA FAQRIGA DHULKA OO AAN CIIDA CUNI LAHAA WAXAAN DOORTAY IN UU YAXAAS IGU CUNO BADDA !!!

Sayidnaa Ali Bin Abii Taalib Karamalaahu Wajahah Wa RC oo ahaa imaamkii Muslimiinta ayaa waxaa uu Yiri asigoo Ka hadlaayay Faqriga 'Hadii uu faqrigu Nin ahaan lahaa seef ayaan Qoorta uga jari lahaa'

Haddaba inkastoo Dhulka Afrika uu yahay dhuli Qani ah oo wax walba laga helo hadane Faqriga iyo Gaajadda (HANGER AND THE POVERTY) ee ka jira Dalalka Afrika ayaa waxuu ku kalifay boqolaal Dhalinyaro ah oo u dhashay Dalalka Afrikada waqooyi, Afrikada dhexe ,Afkirada Bari in ay baddaha si murugo leh ugu dhintaan

Dalka Aljeeriya oo ku yaalo waqooyiga Africa ayaa waxey dhalinyaro badan u tahriibaan Yurub ayigoo raaca Dooman, waxaana dhacda in Qaar ka mid ah Dhalinayaradaasi ay Gaaraan Dalalka Midowga yurub Gaar ahaan Dalalka Spain iyo Talyaaniga ayidoo kuwa kalane Ayigoo faqri ka cararaayo uu ku Cuno badda dhexdheeda Yaxaas Badeed.

Dhambaallo lugu Qoray Sigaarka warqadiisa lugana soo dhex riday dhalooyin laga cabay cabitaano oo ay Badda soo tuurtay ayaa waxaa laga helay xeebaha Badda Aljeeriya,dhamaabaladaas ayaa waxaa Ahalkooda usoo qoray Dhalinyaro Aljeeriyaan ah oo doonayay in ay gaaraan Yurub si Tahriib ah Balse markii ay ogaadeen Mowjahadaha Badda weynta oo ku kacay darteed in aysan bad baadi doonin Doonida kasoo dul qoray waraqadahaan muragada leh, waxaana ka mid ahaa Hadaladan hoos ku Qoran:

Hooyo Iga Raali Noqo Aduuunka Korkiisa waxaan la joogi Waayay Faqri intii uu i cuni lahaa aboorka Waxaan Ka Door badiy in uu Badda igu Cuno Yaxaas Badeed ama Aan yurub Galo si aan Faqriga uga Baxo'

Mid kale ayaa waxuu warqad Ahalkiisa usoo Qoray ku Yiri' Hooyo iyo Aabe waxaan isku daayay in aan Dalkeena ka cararo, Lakiin Nasiib Daro sida muuqata Badda ayaan dhaafi wayay, Waalidkii aan jeclaayow Walaalihii aan jeclaayow Naftiina ka taxadira, aduunka idinka ayaan idinku jeclahay, Qofkii amarka Waalidkiis Qaadan waayo meel xun ayaa u danbeyneyso, Nabadgelyo waan ka xumahay in aan warkiina diiday'

Mid kale oo asigane ka mid ahaa dhalinyaradii Tahriibka ku jiray ayaa waxuu ku yiri Warqadiisa'Hooyadii Qaaliga aheed waxaan warqadaan kusoo Qoraa ayidoo mujada xun nugu kacsanyahiin,aniga iyo 5 aljeeriyan ah ayaa isla raacnay laash kuleemeysi waxaan islaheen dabaasha markaad u dhawaataan xeebaha talyaaniga, lakiin waxaa muuqata in anan gaareyn Talyaaniga una soo laaban doonin Aljeeriya, iska key cafi hooyo ma dooneyn in aan soo tahriibo lakiin waad ogtahay dhibaatada aan ku jiray waan ku jeclahay'

Warqad kale oo ay heleen ciidamada badda ee Aljeeriya ayaa waxey u Qoreed Sidan'Waalidkeyga Badda ayaa kacsan ma ogi meesha aan ku suganahay qofkii diid Nasiixadiisaa waalidkiisa waxaa u danbeyn doontameel xun , hadii aan noolaado waan iska arki doonaa hadii aan dhinatana waxaan isku arki doonaa Alle agtiisa'

Wiil asigane lugu magacaabo Maxamuud oo 24 jir ah Rabana in uu Tahriibo ayaa waxuu yiri' waxaan taaganahay maalin walba Dekadda waxaan sugaa markab aan ku dhuunto waxaan rabaa in aan Dalkaan isaga ka tago maahan meel la joogi karo, waxuu gacanta u galay maafiyo, waxaan rabaa in aan yurub galo ee shaqeesto kadibna guursado waxaa Nasiib leh kuwii badda ku geeriyooday kuwaasoo ka tegay faqrigaan iyo shaqo la,aantaan'

Warqadahaan muragada leh ayaa waxaa qoray dhalinyaro aljeeriyaan ah oo doonayay riyadooduna aheed in ay si Tahriib ah ku gaaraan Janada yurub si ay shaqo wanaagsan u helaan kadibna ay u guursadaan ayigoo ka cararaayay faqriga iyo shaqo la,aanta ka jirto Dalkooda lakiin Nasiib Daro riyadoodii ku dhamaatay in uu Yaxaas badeed Cuno sida kumanaan Soomaali ah oo maalin walba dhibaatodan oo kale ku dhacdo.

Uga danbeytii waxaan Shaki ku jirin faqrigu in uu yahay Cadow iyo cudur Bini'aadanka oo dhami la dagaalamo waxaan ayidana shaki ku jirin in dad badan oo ku nool dunida in ay ku jiraan faqri kii ugu xumaa kuwa kalane ay ka carareen dhulkoodii hooyo ayigoo raadinaayo nolol ka wanaagsan tan dhulkooda hooyo ay ku noolaayeen, faqrigu waa cudur aadmiga dhami wada neceb yahay kuna kalifa Insaanku in uu sameeyo wax yaabo badan oo laga xishoodo,faqrigu waa wax mudan in laga cararo aadna u xun caalamka oo dhana laga necebyahay muslimiintuna ay ka duceestaan, faqrigu waa kan dadka is jecel kala geeya, faqrigu waa kan dadka is qaba kala fura, faqrigu waa kan dumarka ku kalifa jirkooda oo ay jecelyihiin in ay gataan, faqrigu waa kana ku kalifa waalidiinta in ay gadaan ubadkooda oo ay aduunka u jecelyahiin,faqrigu waa kan caruurta dhiga wax barasho la,aan,faqrigu waa kan ku kalifa Raga Qaarkooda in ay gataan Kaliyah Dumarkooda inta kala baxaan ama Kilyahoodaba gataan lakiin inkastoo dhibaatooyinkaas oo dhami jiraan waxaa muhiim in mar walba Nafta la ilaaliyo lana jeclaado Nolosha oo laga shaqeeyo sidii looga hortig lahaa faqriga.

Haddaba Akhrisow anagoo og Dalka Soomaaliya in uu yahay Dalalka ugu faqiirsan Dunida makula tahay faqri kasto oo jiro in ay yurub tahay meel mudan rafaadkaas in loo maro ? maxaadse jeceshahay in aad kula taliso dhalinyarada soomaaliyeed ee raba in ay Tahriibaan ? maxeysa tahay arigtidaada ku aadan Guud ahaan Tahriibka? Sideesa u aragtaa dhalinyaradan Aljeeriyaanka ah ma kuwa ku khaldan Tahriibkooda misa kuwa ku saxsan?

Ismaaciil Saxaaf
Saxaaf@hotmail.com

Faafin:: wardoon.tripod.com;: May 30 2008.

Fadlan ku soo hagaaji qoraalada emailkan:: Wardoon@live.com

Xaflad dugsiga ilays
xaflad dugsiga sare ee ilays
wardoon.tripod.com
wardoon.tripod.com
waa kuma aamir hussain khan
aamir khan
somaliland national tv: SLNTV.NET
somaliland national tv
Qudhaanjo dad cun ah
ibraahin mahamed hassan
khaladkii ugu waynaa ee cadaalada
james
Benazir bhutto oo la dilay
benazir bhutto oo la dilay
waraysi: actorka shahrukhan
atooraha shahrukhan Jilaaga india shahrukhan: aabahay waxa uu akhrisan jiray kitaabka quraanka aniga sidaas ayuu igu bar-baariyay sii akhri
hargeysa, somaliland
buurta naaso hablood
KALLUUN DABATO
Kalluunku waa nafley dhiiq-qabow oo jaadad badan ah oo biyaha ku dhexnool; wuxuu lee yahay laf-dhabar iyo xubin la yiraahdo qoonbiyaal ama waaf oo uu ka neefsado iyo dhego yaryar. Qaar waa yaryar oo waa kalluunka dhabta ah sida tarraaqad iyo tebadiin, qaarna waa waaweyn sida libaax-badeedka iyo kuwo kale sida neberi iyo geelmaanyo.. sii akhri
Xoolaha iyo dhaqaalaha
wadanka Somaliland dhaqaalaha ugu badan ee uu ku tiirsan yahay waa xoolaha nool: noocyada xoolaha waxaa ka mida Geela, Loda, Adhiga, Iwm, waxa loogu jecel yahay Geela oo isagu ah kan ugu adkaysiga badan uguna manaafacaadka badan Sii akhri
Maxaa saamayn ku yeesha caafimaakda qofka?
Caafimaadka bulshada guud ahaan iyo gaar ahaan ayaa si wayn waxa uu ugu xidhan yahay habdhaqanka qofka shaqsiga ah, taasoo qofku ku noolaado caafimaad qab hadii habnololeedkiisu wanaagsan yahay ama uu xumaado hadii habnololeedkiisu xun yahay... Akhri

fanaanad Nimco yaasiin caraale:
nicmo yaasiin caraale Fanaanada nimco yaasiin caraale oo noqotay Burcad jaamac xirsi: sii akhri
dhirta iyo manaafacaadsigeeda
Dhirtu waxay inoo leedahay manaafacaad faro badan, haday ahaan lahayd xaga nolosha oo aynu quudano iyo xaga dhaqaalaha oo aynu ka ganacsano. sii akhri
Sheeko: nimaad dhashay kuma dhalin!
Bil iyo badh ayaa ka soo wareegtay geeridii Idiris xaaskiisa, wuxuuna galabtaa dhex fadhiyay daarada gurigiisa: Aabo war-moogey, markaan ku arkaba hooyadaa ayaa qalbigayga ku maaxaysa. sii akhri
Copyright 2007-2008 © http://wardoon.tripod.com Designed by xuuto (wardoon@live.com)