Make your own free website on Tripod.com
wardoon.tripod.combismilaahi raxmaani raxmaani raxiim

ku soo dhawoow shabakada wardoon.tripod.com

[an error occurred while processing this directive]

xayawaan

calanka somaliland

google soomaali

guryaha maka

qaamuus english

Somalitalk.com

Shunuuf.tripod.com

Aqoonkaal.com

Somalidoctor.com

Somalilandedu.com

Allgedo.com

Batalale.com

Burao-online.com

Awdelnews.com

Baligudle.com

Redsea-online.com

Warqabad.com

Somalinet.com

Somalimedia.com

Wordsom.com

Wariye.com

Somaliweyn.com

Qaranimo.com

Qorahay.com

Islamic Links

Qaandisiya.com

Addacwah.com

Altaqwaa.com

Boqolsoon.com

Quran.com

Suugaan Links

Aftahan.com

Golkhatumo

Doollo.com

Hoyga suugaanta

Wararka

bbcsomali.com

qudus

aljazeera

alarabiya

Jazeera.net

BBCsomali.com

Dayniile.com

Golisnews.com

Sooyaal.com

CNN.com

Skynews.com

Somaliweyn.com

Audio

BBC-Somali 11:00

BBC-Somali 14:00

BBC-Somali 18:00

Radio Hargeisa

Radio Horyaal

Radio Shabeele

Radio Waaberi

Radio Golis

Radio Somaliland

Warya Tv

Maxaa kala haysta mucaaradka s/land iyo madaxwayne riyaale?

madaxwayne daahir rayaaleIyadoo maalmahanba ay xiisad xaga siyaasad ah oo u dhaxaysa SomaliLand iyo mucaaradka dalkaasi, xiisadaas oo u dhaxaysay muddo kordhinta madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa oo loogu daray sanad, sanadkaas oo ay maanta bilaw tahay 15/May/08, ayna kaga ekaan doonta 15/May/09, halka mucaradku ka diidan yihiin arrintaas.

Kulankan oo ay ka qaybgaleen Madaxweyne Rayaale,Axmed siilaanyo,Fayasal cali waraabe,Xoghayaha Udub,Muuse Biixi,C/raxmaan C/qaadir,Cawil cali ducaale,waxaa kale oo goobjoog ka ahaa Saladiin,Akadimiga Nabada iyo Komishanka Qaranka.

Dawladan iyadu ka jirta Somaliland oo imika shaqaynaysay 5 sano aya waxaa la sheegaya in ay kaga egtahay maanta oo ah 15/May/08, balse guurtida oo aan qaabilsaneen arrimaha muddo kordhinta ay ugu dareen sanad kale, labada dhinac ayaa xalay wada hadal dhex maray iyagoo maanta galinka danbena isa soo hor faadhiisan doona. Mar la waraysanayay madaxweyne ku xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, wuxuu BBCda u sheegay in uu wadahadalkasi uu ahaa mid usii gogol xaadhaya wada hadalka galabta dhici doona, balse kani uu ku dhamaaday si guul ah. Intaas wuxuu sii raaciyay "Waxaan Dadweynaha Somaliland ugu bushaaraynayaa inaanay wax dhibaato ahi dhacayn, hawshayadiina si wanaagsan ayay ku dhamaatay,wixii hadhayna Berito ayaanu dhamaystiraynaa oo soo gabagabaynaynaa ee Cadawga Somaliland waxaan u sheegaynaa inaanu xalinayn arimahayagii oo aanay waxba dhacayn" . .

Kulankan oo aanay ka soo bixin wax qodobo ah oo ay labada dhinac ku heshiiyeen, hadana waxa la sheegay inuu hor dhac u yahay heshiis lafilayo inay labada dhinac ku soo afjaraan khilaafaadkii ka taagnaa mudadii halka sanadood ahayd xilka loogu kordhiyey Rayaale. Si kastaba ha ahaatee walwal weyn oo soo food saaray shacbiga Somaliland ayaa jirtay kadib markii ay hore u sheegeen labada Xisbi Mucaarid Kulmiye iyo Ucid wixii ka danbeeya marka ay gaadho 15/May oo ay xilka mudad madaxweynuhu kaga eegtahay aanay Madaxweynaha u aqoonsandoonin Madaxweyne Sharci ah.

Sidoo kale sida ay tibaxayaan warar xog ogaali in beri ay kulan qado ah yeelandoonaan Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin iyo Gudoomiyayasha labada Xisbi Mucaarid KULMIYE iyo UCID Axmed Siilaanyo Faysal Cali Waraabe, kaas oo qodobo lagu heshiiyo la isla gaadhidoono labada dhinac.

C/karim Ahmed Hussein.
stockhlom, Sweden.

wardoon.tripod.com
wardoon.tripod.com
waa kuma aamir hussain khan
aamir khan
somaliland national tv: SLNTV.NET
somaliland national tv
Qudhaanjo dad cun ah
ibraahin mahamed hassan
khaladkii ugu waynaa ee cadaalada
james
Benazir bhutto oo la dilay
benazir bhutto oo la dilay
waraysi: actorka shahrukhan
atooraha shahrukhan Jilaaga india shahrukhan: aabahay waxa uu akhrisan jiray kitaabka quraanka aniga sidaas ayuu igu bar-baariyay sii akhri
hargeysa, somaliland
buurta naaso hablood
KALLUUN DABATO
Kalluunku waa nafley dhiiq-qabow oo jaadad badan ah oo biyaha ku dhexnool; wuxuu lee yahay laf-dhabar iyo xubin la yiraahdo qoonbiyaal ama waaf oo uu ka neefsado iyo dhego yaryar. Qaar waa yaryar oo waa kalluunka dhabta ah sida tarraaqad iyo tebadiin, qaarna waa waaweyn sida libaax-badeedka iyo kuwo kale sida neberi iyo geelmaanyo.. sii akhri
Xoolaha iyo dhaqaalaha
wadanka Somaliland dhaqaalaha ugu badan ee uu ku tiirsan yahay waa xoolaha nool: noocyada xoolaha waxaa ka mida Geela, Loda, Adhiga, Iwm, waxa loogu jecel yahay Geela oo isagu ah kan ugu adkaysiga badan uguna manaafacaadka badan Sii akhri
Maxaa saamayn ku yeesha caafimaakda qofka?
Caafimaadka bulshada guud ahaan iyo gaar ahaan ayaa si wayn waxa uu ugu xidhan yahay habdhaqanka qofka shaqsiga ah, taasoo qofku ku noolaado caafimaad qab hadii habnololeedkiisu wanaagsan yahay ama uu xumaado hadii habnololeedkiisu xun yahay... Akhri

fanaanad Nimco yaasiin caraale:
nicmo yaasiin caraale Fanaanada nimco yaasiin caraale oo noqotay Burcad jaamac xirsi: sii akhri
dhirta iyo manaafacaadsigeeda
Dhirtu waxay inoo leedahay manaafacaad faro badan, haday ahaan lahayd xaga nolosha oo aynu quudano iyo xaga dhaqaalaha oo aynu ka ganacsano. sii akhri
Sheeko: nimaad dhashay kuma dhalin!
Bil iyo badh ayaa ka soo wareegtay geeridii Idiris xaaskiisa, wuxuuna galabtaa dhex fadhiyay daarada gurigiisa: Aabo war-moogey, markaan ku arkaba hooyadaa ayaa qalbigayga ku maaxaysa. sii akhri
Xuquuqda boggani waa ay xafidan tahay © http://wardoon.tripod.com Contact webmaster wali335@gmail.com