Make your own free website on Tripod.com
wardoon.tripod.com

ku soo dhawoow shabakada wardoon.tripod.com

[an error occurred while processing this directive]

guryaha maka

qaamuus english

Somalitalk.com

Aqoonkaal.com

Somalidoctor.com

Somalilandedu.com

Allgedo.com

Batalale.com

Burao-online.com

Awdelnews.com

Baligudle.com

Redsea-online.com

Warqabad.com

Somalinet.com

Somalimedia.com

Wordsom.com

Wariye.com

Somaliweyn.com

Qaranimo.com

Qorahay.com

Islamic Links

Qaandisiya.com

Addacwah.com

Altaqwaa.com

Boqolsoon.com

Quran.com

Suugaan Links

Aftahan.com

Golkhatumo

Doollo.com

Hoyga suugaanta

Wararka

bbcsomali.com

qudus

aljazeera

alarabiya

Jazeera.net

BBCsomali.com

Dayniile.com

Golisnews.com

Sooyaal.com

CNN.com

Skynews.com

Somaliweyn.com

Audio

BBC-Somali 11:00

BBC-Somali 14:00

BBC-Somali 18:00

Radio Hargeisa

Radio Horyaal

Radio Shabeele

Radio Waaberi

Radio Golis

Radio Somaliland

Warya Tv

Gacloodaye sideen uga go'aa?

Alla maan dhintoo
Dhulku muu iliqo
Ciidu may dhaqaaqdoo
Dhoobada ka hoos maroo
Intii aan la dhaqmi lahaa
Ruuxii dhimirkeygiyo
Caashaqaygii dhaawacay
Dhimbiilahan igu shiday
Ifku waa dhib iyo hoog
Waa hoy dhalaankyo
Miskiinkaan waxba dhimin
Lagu dhabar garaacoo
Dhudhunkiyo lixaadkiyo
loogu dhaarto muruqee.


WQ: Maxamuud Maxamed Yuusuf.
Email: wali335@gmail.com
Email:xuuto_2005@hotmail.com.
webmaster and editor of wardoon.tripod.com
xigasho:: Buug jacayl ah

Magacaygu waa Salaad, waxaan ku dhashay kuna barbaaray caasimada Muqdisho oo imika aan ku noolahay, waxaan ka dhashay qoys sabool ah oo aan waxba haysan. Aabahay wuxuu geeriyooday anigoon waxba garan, wuxuuna ifka uga tagay afar caruur ah oo aan anigu ugu yarahay, saddexda kale gabdho ayay ahaayeen, labo ka mid ahna waa la guursaday, anigana waxaan aad u necbaa gacan hoorsiga ama shaxaadka, waxaanan had iyo goor ku fekeri jiray, sidii aan wax isu tari lahaa, balse waxaa adkeyd in shaqo la helo, sababtoo ah waxaa dhibaato aad u culus iyo dhaawacba noo horseeday dagaalada sokeeye iyo daganaansho la'aanta baahday ee ka jirta dalkeena hooyo.

Anigu ma aqoonin xirfado badan oo aan shaqo ku raadsado, waxaanse ku xeel dheeraa sawir qaadida, sanado badan ayaanan ka shaqaynayay Foto kaah QSS oo iyadana albaabada loo laabay markii ay bilaabmeen dagaaladii sokeeye, sidaas daraadeed waxaan ku fekeray in aan soo iibsado Flash iyo hal canjal oo Pinicole ah, dabadeedna aan sidaas ku noqdo footada wareegta, waxaa markii iigu horaysay ee aan ku fuliyay hawshayda sawir qaadista dhalinyarada xaafada oo gabdho iyo wiilalba isugu jiray, waxaanan u raaci jirey marba meesha ay xiiseenayaan in ay isku soo sawiraan sida badda iyo hoteelada waa weyn, waxaan caan ka noqday dhawr xaafadood si weyn la iiga ixtiraami jirey xirfadeyda sawir qaadida aheyd, muddo kadibna waxaa la iga bartay degmooyinka muqdisho badidood.

Waxaa xusuus iyo xusid mudan maalinta qalbigeyga ku weyn oo si naba aanan ku iloobi doonin, waxay ahayd subax khamiis ah abaarihii sideedii aroornimo markii ay ii timid gabadh aan sawiro badan aan horey uga qaaday oo lagu magacaabi jirey Raabaco , markii aan gurigeyga ku soo dhaweeyay ayaa waxay si qaraxaad leh iigu sharaxday iney ka heleen dad badan sawiradii aan horey u sawiray sidaas daraadeed bay tidhi "Anaga ayaad noo casuuman tahay galabta" iyadoo igu adkeynaysa in la iiga baahan yahay hal filim oo Penicol 36-ah, dabadeedna waxaan waydiiyay halkee baad ku galaysaan sawirada intaa le'eg, waxayna si qaboow iigu sharaxday in guri lagu maamusayo xaflad aroos ay ku gali doonaan, lacag ay sidatay ayay xoogaa iiga cantoobisay, iyadoo leh intaan waa horumariskaagii, inta hadhayna waxaa lagu siinayaa markaad Pinicolka soo cadayso. Intaas ka dib xaafadeedii ayaan u sii sagootiyay aniga oo uga mahadnaqaya sida sharafta iyo hawlkarnimada leh ee ay gacan iiga sii say shaqadayda. La socooooo

Qudhaanjo dad cun ah
ibraahin mahamed hassan
khaladkii ugu waynaa ee cadaalada
james
Benazir bhutto oo la dilay
benazir bhutto oo la dilay
Karim in Swedan
Karim in swedan
waraysi: actorka shahrukhan
atooraha shahrukhan Jilaaga india shahrukhan: aabahay waxa uu akhrisan jiray kitaabka quraanka aniga sidaas ayuu igu bar-baariyay sii akhri
hargeysa, somaliland
buurta naaso hablood
KALLUUN DABATO
Kalluunku waa nafley dhiiq-qabow oo jaadad badan ah oo biyaha ku dhexnool; wuxuu lee yahay laf-dhabar iyo xubin la yiraahdo qoonbiyaal ama waaf oo uu ka neefsado iyo dhego yaryar. Qaar waa yaryar oo waa kalluunka dhabta ah sida tarraaqad iyo tebadiin, qaarna waa waaweyn sida libaax-badeedka iyo kuwo kale sida neberi iyo geelmaanyo.. sii akhri
Xoolaha iyo dhaqaalaha
wadanka Somaliland dhaqaalaha ugu badan ee uu ku tiirsan yahay waa xoolaha nool: noocyada xoolaha waxaa ka mida Geela, Loda, Adhiga, Iwm, waxa loogu jecel yahay Geela oo isagu ah kan ugu adkaysiga badan uguna manaafacaadka badan Sii akhri
Maxaa saamayn ku yeesha caafimaakda qofka?
Caafimaadka bulshada guud ahaan iyo gaar ahaan ayaa si wayn waxa uu ugu xidhan yahay habdhaqanka qofka shaqsiga ah, taasoo qofku ku noolaado caafimaad qab hadii habnololeedkiisu wanaagsan yahay ama uu xumaado hadii habnololeedkiisu xun yahay... Akhri

fanaanad Nimco yaasiin caraale:
nicmo yaasiin caraale Fanaanada nimco yaasiin caraale oo noqotay Burcad jaamac xirsi: sii akhri
dhirta iyo manaafacaadsigeeda
Dhirtu waxay inoo leedahay manaafacaad faro badan, haday ahaan lahayd xaga nolosha oo aynu quudano iyo xaga dhaqaalaha oo aynu ka ganacsano. sii akhri
Baafin: shugri axmed xirsi
xaliimo axmed xuseen: baafin
Xaliimo Axmed Husein
Sheeko: nimaad dhashay kuma dhalin!
Bil iyo badh ayaa ka soo wareegtay geeridii Idiris xaaskiisa, wuxuuna galabtaa dhex fadhiyay daarada gurigiisa: Aabo war-moogey, markaan ku arkaba hooyadaa ayaa qalbigayga ku maaxaysa. sii akhri
Xuquuqda boggani waa ay xafidan tahay © http://wardoon.tripod.com