|
Aqoonkaal.com
Islamic LinksSuugaan LinksWararkaAudio |
xaflad lagu abaalmarinayay macalimiinta wax ka dhigta dugsiga sare ee ilays hargeysaXaflad aad u balaadhan oo ay soo qabanqaabiyeen ardayda waxkabarata dugsigaasi ayaa abaalmarino ku gudoonsiiyay macalimiintoodii wax u dhigi jirtay, ardaydan oo iyagu ah kuwu sanadkan ka baxaya dugsiga ayaa waxay macalimiinta ku abaalmariyeen shahaadooyin (certificates) iyo koobab lagu xardhay magaca ilaahay (Allaah). Xafladan oo lagu qabtay dugsiga markay taariikhdu ahayd 20 may 2008, ayaa waxa ka soo qayb galay macalimiinta dugsigaasi, ardayda hada waxkabarata iyo kuwii hore wax uga baran jiray. Waxaa halkaasi hadalo kale duwan oo dhinac kasta taabanaya ka jeediyay maamulaha dugsigaasi(Xasan Cabdi Jibriil) iyo macalimiinta iyaga oo marka koowaad uga mahadceliyay ardaya xafladan balaadhan ee ay u qabteen ee waliba shahaadooyinka lagu siinayo, iyo iyagoo kula taliyay in ay dadaalkooda halkaa ka sii wadaan maadaama ay dhawaan dugsiga ka qalin jabinayaan. Xaflad tan la mid ah ayaa dhawaan loogu qaban doonaa hotelka imperial ardaydan ka qalinjabinaysa dugsiga hadii alle idmo, iyaga oo waliba lagu abaal marin doono shahaadooyinkoodii qalin jabinta. Diyaarintii:: Ibraahin Maxamed Xasan Ku soo hagaaji qormadaada emailkan: wardoon@live.com |
wardoon.tripod.comwaa kuma aamir hussain khansomaliland national tv: SLNTV.NETQudhaanjo dad cun ahkhaladkii ugu waynaa ee cadaaladaBenazir bhutto oo la dilaywaraysi: actorka shahrukhanJilaaga india shahrukhan: aabahay waxa uu akhrisan jiray kitaabka quraanka aniga sidaas ayuu igu bar-baariyay sii akhrihargeysa, somalilandKALLUUN DABATOKalluunku waa nafley dhiiq-qabow oo jaadad badan ah oo biyaha ku dhexnool; wuxuu lee yahay laf-dhabar iyo xubin la yiraahdo qoonbiyaal ama waaf oo uu ka neefsado iyo dhego yaryar. Qaar waa yaryar oo waa kalluunka dhabta ah sida tarraaqad iyo tebadiin, qaarna waa waaweyn sida libaax-badeedka iyo kuwo kale sida neberi iyo geelmaanyo.. sii akhriXoolaha iyo dhaqaalahawadanka Somaliland dhaqaalaha ugu badan ee uu ku tiirsan yahay waa xoolaha nool: noocyada xoolaha waxaa ka mida Geela, Loda, Adhiga, Iwm, waxa loogu jecel yahay Geela oo isagu ah kan ugu adkaysiga badan uguna manaafacaadka badan Sii akhriMaxaa saamayn ku yeesha caafimaakda qofka?Caafimaadka bulshada guud ahaan iyo gaar ahaan ayaa si wayn waxa uu ugu xidhan yahay habdhaqanka qofka shaqsiga ah, taasoo qofku ku noolaado caafimaad qab hadii habnololeedkiisu wanaagsan yahay ama uu xumaado hadii habnololeedkiisu xun yahay... Akhrifanaanad Nimco yaasiin caraale:Fanaanada nimco yaasiin caraale oo noqotay Burcad jaamac xirsi: sii akhridhirta iyo manaafacaadsigeedaDhirtu waxay inoo leedahay manaafacaad faro badan, haday ahaan lahayd xaga nolosha oo aynu quudano iyo xaga dhaqaalaha oo aynu ka ganacsano. sii akhriSheeko: nimaad dhashay kuma dhalin!Bil iyo badh ayaa ka soo wareegtay geeridii Idiris xaaskiisa, wuxuuna galabtaa dhex fadhiyay daarada gurigiisa: Aabo war-moogey, markaan ku arkaba hooyadaa ayaa qalbigayga ku maaxaysa. sii akhri |
|