Make your own free website on Tripod.com
wardoon.tripod.com

ku soo dhawoow shabakada wardoon.tripod.com

[an error occurred while processing this directive]

xayawaan

google soomaali

guryaha maka

qaamuus english

Somalitalk.com

Aqoonkaal.com

Somalidoctor.com

Somalilandedu.com

Allgedo.com

Batalale.com

Burao-online.com

Awdelnews.com

Baligudle.com

Redsea-online.com

Warqabad.com

Somalinet.com

Somalimedia.com

Wordsom.com

Wariye.com

Somaliweyn.com

Qaranimo.com

Qorahay.com

Islamic Links

Qaandisiya.com

Addacwah.com

Altaqwaa.com

Boqolsoon.com

Quran.com

Suugaan Links

Aftahan.com

Golkhatumo

Doollo.com

Hoyga suugaanta

Wararka

bbcsomali.com

qudus

aljazeera

alarabiya

Jazeera.net

BBCsomali.com

Dayniile.com

Golisnews.com

Sooyaal.com

CNN.com

Skynews.com

Somaliweyn.com

Audio

BBC-Somali 11:00

BBC-Somali 14:00

BBC-Somali 18:00

Radio Hargeisa

Radio Horyaal

Radio Shabeele

Radio Waaberi

Radio Golis

Radio Somaliland

Warya Tv

jaraaidka codka faaraxomar

codka faaraxomarJaraaidka codka faaraxomar, waa jaraaid todobaadle ah oo ka soo baxa hargeysa somaliland gaar ahaan dugsiga sare ee faarax-omar,: Jaraaidkan oo ay soo saaraan ardayda dugsigaasi dhigata ayaa had iyo jeer waxa lagaga hadlaa baraarujin aqooneed, iyo iyada oo ay ardaydu ku soo bandhigaan fikradahooda.

Jaraaidkan (journal) ayaa ah mid si wanaagsan loo soo habeeyay oo aad la isugu soo dabo riday, waa markii ugu horaysay ee ay ardayda dugsiga sare ee faaraxomar hawlo noocan oo kale ah ay qabtaan, iyada oo imika la odhan karo aad ayay ardaydu u dadaal dhankasta haday noqon lahayd xaga tacliinta iyo xaga waxqabadka kaleba. Faarax omar oo intii hore ahaa dugsi aad loo dhaliilo ayaa waayahan danbe noqday dugsiga horyaalka ee magaalada hargeysa, intii uu maamule ka noqday Cabdi shakuur oo runtii ah maamule wanaagsan, oo aqoon leh, iyo waxqabadba.

Jaraaidkan CODKA FAARAXOMAR, ma aha jaraaida kaliya ee ka soo baxa dugsiga, hase ahaatee waxa jira mid kale oo isagana la yidhaahdo, FAARAX OMAR TIMES kaasi oo isaguna soo baxa todobaad kasta maalinta salaasada halka uu kan codka faarax omar isagu soo baxo todobaadkasta sabtidii, Qorayaasha jaraaidkan sawirkiisu idiin muuqdo ee CODKA FAARAX OMAR (VOICE OF FARAH OMAR) waxaa isku soo dabo riday, oo soo qoro, ardaydan magacyadoodu halkan ku xusan yihiin
1.Qore: Abaadir Jaamac muuse
2.Naasir Yuusuf Daahir (Naska)
3.Axmed Yuusuf Ibraahim.
4. kayse Daahir Mahamed.
5. Shaafici Mahamed

hadaba waxaa la odhan karaa, faarax omar horyaalka dugsiyada ee hargeysa, maadaama uu si aad ah uga dhex bidh-bidhayo waayahan danbe dugsiyada hargeysa, dhankasta oo ay tahayba, haday ahaan lahayd xaga tacliinta oo uu waayahan aad u tacliin wanaagsan yahay, waliba tacliin tayaysan, iyo xaga waxqabadkaba. Faarax omar oo ahaa Dugsigii ugu horeeyay ee la dhiso ee noociisa ah (dugsi sare) ee laga dhiso waqooyi galbeed (hargeysa) waxa la dhisay sanadkii 1969, waxaana la dhisay ka dib mudaharaado waawayn oo ay qabteen ardaydu maadaama oo uusan jirin dugsi sare wadanka waayadaasi, waxaa markaasi uu amray marxuum Mahamed haji ibrahim igal oo waayadaasi ahaa raiisal wasaaraha uu amray in loo dhiso dugsi sare, Dugsiga oo waayadaasi la dhisay la odhan jiray Xabadi keentay asbaabta loogu bixiyayna ay ahayd, dhimashadii arday ku dhintay mudaharaadadii ay sameenayaan ardaydu, ardaygaasi ayaa dugsiga loogu magac daray, ardaygaa u geeriyooday isaga oo doonayay waxbarasho.
Fadlan hadii aad doonaysid Sooyaalkii taariikheed ee dugsiga halkan ka akhri Halkan Riix (click here)

waa kuma aamir hussain khan
aamir khan
somaliland national tv: SLNTV.NET
somaliland national tv
Qudhaanjo dad cun ah
ibraahin mahamed hassan
khaladkii ugu waynaa ee cadaalada
james
Benazir bhutto oo la dilay
benazir bhutto oo la dilay
waraysi: actorka shahrukhan
atooraha shahrukhan Jilaaga india shahrukhan: aabahay waxa uu akhrisan jiray kitaabka quraanka aniga sidaas ayuu igu bar-baariyay sii akhri
hargeysa, somaliland
buurta naaso hablood
KALLUUN DABATO
Kalluunku waa nafley dhiiq-qabow oo jaadad badan ah oo biyaha ku dhexnool; wuxuu lee yahay laf-dhabar iyo xubin la yiraahdo qoonbiyaal ama waaf oo uu ka neefsado iyo dhego yaryar. Qaar waa yaryar oo waa kalluunka dhabta ah sida tarraaqad iyo tebadiin, qaarna waa waaweyn sida libaax-badeedka iyo kuwo kale sida neberi iyo geelmaanyo.. sii akhri
Xoolaha iyo dhaqaalaha
wadanka Somaliland dhaqaalaha ugu badan ee uu ku tiirsan yahay waa xoolaha nool: noocyada xoolaha waxaa ka mida Geela, Loda, Adhiga, Iwm, waxa loogu jecel yahay Geela oo isagu ah kan ugu adkaysiga badan uguna manaafacaadka badan Sii akhri
Maxaa saamayn ku yeesha caafimaakda qofka?
Caafimaadka bulshada guud ahaan iyo gaar ahaan ayaa si wayn waxa uu ugu xidhan yahay habdhaqanka qofka shaqsiga ah, taasoo qofku ku noolaado caafimaad qab hadii habnololeedkiisu wanaagsan yahay ama uu xumaado hadii habnololeedkiisu xun yahay... Akhri

fanaanad Nimco yaasiin caraale:
nicmo yaasiin caraale Fanaanada nimco yaasiin caraale oo noqotay Burcad jaamac xirsi: sii akhri
dhirta iyo manaafacaadsigeeda
Dhirtu waxay inoo leedahay manaafacaad faro badan, haday ahaan lahayd xaga nolosha oo aynu quudano iyo xaga dhaqaalaha oo aynu ka ganacsano. sii akhri
Baafin: shugri axmed xirsi
xaliimo axmed xuseen: baafin
Xaliimo Axmed Husein
Sheeko: nimaad dhashay kuma dhalin!
Bil iyo badh ayaa ka soo wareegtay geeridii Idiris xaaskiisa, wuxuuna galabtaa dhex fadhiyay daarada gurigiisa: Aabo war-moogey, markaan ku arkaba hooyadaa ayaa qalbigayga ku maaxaysa. sii akhri
Xuquuqda boggani waa ay xafidan tahay © http://wardoon.tripod.com