Make your own free website on Tripod.com
wardoon.tripod.com

ku soo dhawoow shabakada wardoon.tripod.com

[an error occurred while processing this directive]

google soomaali

guryaha maka

qaamuus english

Somalitalk.com

Aqoonkaal.com

Somalidoctor.com

Somalilandedu.com

Allgedo.com

Batalale.com

Burao-online.com

Awdelnews.com

Baligudle.com

Redsea-online.com

Warqabad.com

Somalinet.com

Somalimedia.com

Wordsom.com

Wariye.com

Somaliweyn.com

Qaranimo.com

Qorahay.com

Islamic Links

Qaandisiya.com

Addacwah.com

Altaqwaa.com

Boqolsoon.com

Quran.com

Suugaan Links

Aftahan.com

Golkhatumo

Doollo.com

Hoyga suugaanta

Wararka

bbcsomali.com

qudus

aljazeera

alarabiya

Jazeera.net

BBCsomali.com

Dayniile.com

Golisnews.com

Sooyaal.com

CNN.com

Skynews.com

Somaliweyn.com

Audio

BBC-Somali 11:00

BBC-Somali 14:00

BBC-Somali 18:00

Radio Hargeisa

Radio Horyaal

Radio Shabeele

Radio Waaberi

Radio Golis

Radio Somaliland

Warya Tv

jabhadii dagaalka ka waday wadanka chad oo la wareegtay wadanka intiisa badan

jabhada jaadwararkii ugu danbeeyay ee aan ka helayno wadanka chad ayaa sheegaya in mucaaradka ka soo horjeeda xukuumada idiris debie xukuumada ayay mucaaradka u balan qaadeen in ay siinayaan janais kooban kaasoo lugu wado in uu ka micna yahay in madaxweyne idris uu wadanka iskaga baxo maadaama wadanka intiisa kale uu gacanta ugalay mucaaradka inta u hortay oolugu sheegay in ay tahay kaliay..sida madaxtooyada taliska ciidanka waraka qaarna ayaa sheegaya in mucaaradka ay haatan ku hareeraysanyihiin qasriga looga arimyo wadanka intiisa badan sidoo kale safaarada ay kuleedahay wadanka chad sacuudiga ayaa la sheegay in maantay lugu weeraray bam gacmeedyo halkaas oona lugu dilay hooyo iyo gabadheed.

madaxda ku shirayso wadanka adis ababa ee xarunta u ah wadanka itoobiya ayaa qoraal cad ka soo saaray arinka ku aaday qabsashada ay qabsan rabaa mucaaradka wadanka chad taas oo ay sheegeen in hadddiiba ay dhacdo in larido xukuumada madxweyne adiris ay san wax aqoonsi calaami ah aysan yeelan doonin .... ciidanka faransiiska ee jooga wadanka chad ayaa heegan la galiyay kadib markii maalintii shalay ahayd la dilay mid kamid ah ciidankooda isku soo duube xaalka ayaa haatan maraayo meel ah ( maxay ku nuugtaa maxaysa ka nuugtaa ) la ogaan doono halka ay cirib iyo jaan ay dhigto xukuumada tiirka gaaban ka taagan ee idries dibei.

WQ:Cabdi Xuseen Ugaas.
Nairobi,Kenya.
Email:hanwayne@hotmail.com
Faafin :wardoon.tripod.com 15.febraury.2008
Qormooyinkii hore ee cabdi ugaas halkan riix Riix (click here)

FG: Isha wararka xaqiiqda ah ee shabakada wardoon.tripod.com/news:

nin walaashiis lagu hor fiiqday maxaa ku manaafacaad ah

 cabdi xuseenWQ:Cabdi Xuseen Ugaas
Nairobi,Kenya
Email:hanwayne@hotmail.com


warka naga soo gaarayo caasimada xamar ee mogadisho ayaa sheegaay in la la.yahay laba nin oo sida la sheegay gaari u dagaday agagaarka isbartiibo wararka qaarna ayaa sheegaya in isla markaas ka horna halkaas lala galay laba hablood gabagadii maantay ayaa la shaaciyay in nin kamid ah nimanki la watay maydkiisa lagu tuuray xaafada towfiiq ninka la dilay ayaa lagaranayn qaabka loo dilay iyo aanada ay dabahayso arinkaas walow ayadana arinkaan oo kale ay isla shalay ka dhacday shabeleda hoose gaar ahaan afgooye halkaas oo lugu dilay nin iyo naag sida la sheegay saacidaynaayay ciidamada itoobiyaanka iyo kuwa dowlada fadaraalka soomaaliya.

muqdisho somaliyaisku aruuriye waxaa asna maantay fagaara cad lugu dilay askari boliska kamid ah kaasoy geesteen dilkiisa ciidamada xabashada oo sida baadda ah ku jooga dalkeena soomaaliya hadaba talo waxay isku soo uruurtay maahmaahdii carabta ahayd ( aljazaau min jisil camal ) oo laga wado qof walba wuxuu gaysto ayaa meel utaalo.

WQ:Cabdi Xuseen Ugaas.
Nairobi,Kenya.
Email:hanwayne@hotmail.com
Faafin :wardoon.tripod.com 13.febraury.2008
Qormooyinkii hore ee cabdi ugaas halkan riix Riix (click here)

FG: Isha wararka xaqiiqda ah ee shabakada wardoon.tripod.com/news:

Qudhaanjo dad cun ah
ibraahin mahamed hassan
khaladkii ugu waynaa ee cadaalada
james
Benazir bhutto oo la dilay
benazir bhutto oo la dilay
waraysi: actorka shahrukhan
atooraha shahrukhan Jilaaga india shahrukhan: aabahay waxa uu akhrisan jiray kitaabka quraanka aniga sidaas ayuu igu bar-baariyay sii akhri
hargeysa, somaliland
buurta naaso hablood
KALLUUN DABATO
Kalluunku waa nafley dhiiq-qabow oo jaadad badan ah oo biyaha ku dhexnool; wuxuu lee yahay laf-dhabar iyo xubin la yiraahdo qoonbiyaal ama waaf oo uu ka neefsado iyo dhego yaryar. Qaar waa yaryar oo waa kalluunka dhabta ah sida tarraaqad iyo tebadiin, qaarna waa waaweyn sida libaax-badeedka iyo kuwo kale sida neberi iyo geelmaanyo.. sii akhri
Xoolaha iyo dhaqaalaha
wadanka Somaliland dhaqaalaha ugu badan ee uu ku tiirsan yahay waa xoolaha nool: noocyada xoolaha waxaa ka mida Geela, Loda, Adhiga, Iwm, waxa loogu jecel yahay Geela oo isagu ah kan ugu adkaysiga badan uguna manaafacaadka badan Sii akhri
Maxaa saamayn ku yeesha caafimaakda qofka?
Caafimaadka bulshada guud ahaan iyo gaar ahaan ayaa si wayn waxa uu ugu xidhan yahay habdhaqanka qofka shaqsiga ah, taasoo qofku ku noolaado caafimaad qab hadii habnololeedkiisu wanaagsan yahay ama uu xumaado hadii habnololeedkiisu xun yahay... Akhri

fanaanad Nimco yaasiin caraale:
nicmo yaasiin caraale Fanaanada nimco yaasiin caraale oo noqotay Burcad jaamac xirsi: sii akhri
dhirta iyo manaafacaadsigeeda
Dhirtu waxay inoo leedahay manaafacaad faro badan, haday ahaan lahayd xaga nolosha oo aynu quudano iyo xaga dhaqaalaha oo aynu ka ganacsano. sii akhri
Baafin: shugri axmed xirsi
xaliimo axmed xuseen: baafin
Xaliimo Axmed Husein
Sheeko: nimaad dhashay kuma dhalin!
Bil iyo badh ayaa ka soo wareegtay geeridii Idiris xaaskiisa, wuxuuna galabtaa dhex fadhiyay daarada gurigiisa: Aabo war-moogey, markaan ku arkaba hooyadaa ayaa qalbigayga ku maaxaysa. sii akhri
Xuquuqda boggani waa ay xafidan tahay © http://wardoon.tripod.com